Udvidet returret til d. 31. januar 2025

Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha - Maxamed Xuseen Macallin - Bog

Bag om Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha

Bulsho kasta waxay leedahay hal-abuuro ay tilmaamaan kana muuqda dadka dhexdooda, la yaabna ma leh in la qadariyo hal-buurka ku xeel dheer dhaqanka, suugaanta, taariikhda iyo hantida aqooneed ee gaarka u ah iwm. Runtii qiimaha iyo waxtarka ay leeyihiin haldoorka Soomaaliyeed ma aha mid la qiyaasi karo, gaar ahaan kuwii ka muuqday masraxa iyo fagaarayaasha aqooneed ee ku firirsan dunida dacaladeyda. Waxay ahaataba qoraalka buugakani waxaa uu xanbaarsan yahay dabagalka tiirarka adag ee uu ku taagan yahay dhaqanka iyo afka Soomaaliga ee qurbaha si aynu u iftiimino dadaalada hal-doorka iyo xarumaha aqooneed ee ku aadan kor u qaadida iyo difaaca dhaqanka iyo afkeena hooyo ee qurbaha, gaar ahaan wadamada woyooyiga Yurub iyo boqortooyada Ingriiska. "Waxaa la oran karaa walibana lagu faani karaa hal-abuurka dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed asaaggood way ka firfircoonaadeen, qayrkood way ka dheereeyeen. Qoladaan oo ay ku yaryihiin inta ku abtirsata tacliinta waxay dhabarka u riteen xil aan looga baran hal-abuurka noocooda ah dalalka kale. Waxay xambaarsadeen xilii garwadeenimada ama hoggaaminta fekerka bulshada ...Tani waa xaqiiqda jirta oo qof kasta la taabsiin karo...Waa in aan qirnaa in ay duulkani noo ceebastureen." Dr. Maxamed Daahir Afrax

Vis mere
  • Sprog:
  • Somali
  • ISBN:
  • 9788269348408
  • Indbinding:
  • Paperback
  • Sideantal:
  • 268
  • Udgivet:
  • 1. december 2023
  • Størrelse:
  • 140x16x216 mm.
  • Vægt:
  • 382 g.
  • 2-3 uger.
  • 10. december 2024
På lager

Normalpris

  • BLACK NOVEMBER

Medlemspris

Prøv i 30 dage for 45 kr.
Herefter fra 79 kr./md. Ingen binding.

Beskrivelse af Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha

Bulsho kasta waxay leedahay hal-abuuro ay tilmaamaan kana muuqda dadka dhexdooda, la yaabna ma leh in la qadariyo hal-buurka ku xeel dheer dhaqanka, suugaanta, taariikhda iyo hantida aqooneed ee gaarka u ah iwm. Runtii qiimaha iyo waxtarka ay leeyihiin haldoorka Soomaaliyeed ma aha mid la qiyaasi karo, gaar ahaan kuwii ka muuqday masraxa iyo fagaarayaasha aqooneed ee ku firirsan dunida dacaladeyda. Waxay ahaataba qoraalka buugakani waxaa uu xanbaarsan yahay dabagalka tiirarka adag ee uu ku taagan yahay dhaqanka iyo afka Soomaaliga ee qurbaha si aynu u iftiimino dadaalada hal-doorka iyo xarumaha aqooneed ee ku aadan kor u qaadida iyo difaaca dhaqanka iyo afkeena hooyo ee qurbaha, gaar ahaan wadamada woyooyiga Yurub iyo boqortooyada Ingriiska.
"Waxaa la oran karaa walibana lagu faani karaa hal-abuurka dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed asaaggood way ka firfircoonaadeen, qayrkood way ka dheereeyeen. Qoladaan oo ay ku yaryihiin inta ku abtirsata tacliinta waxay dhabarka u riteen xil aan looga baran hal-abuurka noocooda ah dalalka kale. Waxay xambaarsadeen xilii garwadeenimada ama hoggaaminta fekerka bulshada ...Tani waa xaqiiqda jirta oo qof kasta la taabsiin karo...Waa in aan qirnaa in ay duulkani noo ceebastureen." Dr. Maxamed Daahir Afrax

Brugerbedømmelser af Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha



Gør som tusindvis af andre bogelskere

Tilmeld dig nyhedsbrevet og få gode tilbud og inspiration til din næste læsning.